Seattle Public Schools

Taariikhaha muhiimka ah ee 2024-25

Summary: Malmaha Sanad Dugsiyeedka 2024-25.

Taariikhaha muhiimka ah ee 2024-255 

Sebtembar 4 maalinta koowaad ee dugsiga ee ardayda fasalka 1-aad – 12aad 

Sebtembar 4-deeda hal saac oo horay u siideyn ah ma jirto. Horay u siideyntu waxay dhici doontaa Arbacada kasta marka laga reebo usbuuca ugu horreeya ee dugsiga. 

Sebtembar 9, maalinta koowaad ee dugsiga ee ardayda dugsiyada barbaarinta (Kindergartin)  

Oktoobar 11 Maalinta Adeegga Gobolka (dugsi umajiro ardayda) 

Noofambar 11-keeda Maalinta Askarta Waa La Xusay (Dugsi ma jiro) 

Noofambar 25-27 Maalmaha shirarka waalidka iyo macalinka dugsiga hoose (uma jiro dugsi ardayda dugsiyada hoose iyo kuwa K-8; wayse ku kala duwan karaan dugsiyadu) 

Noofambar 28-29 Thanksgiving iyo Maalinta Dhaxalka Dadka Luoogu yimi Dhulka Maraykanka (dugsi majiro) 

Diseembar 20 1-saac oo horay u siideyn ah 

Diseembar 23-Janaayo 3, 2025 Fasaxa jiilaalka (dugsi ma jiro) 

Janaayo 20 Martin Luther King Jr. Day (dugsi majiro)  

Febraayo 11-21 Fasaxa bartamaha jiilaalka, oo ay ku jirto Maalinta Madaxweynayaasha (dugsi majiro) 

Abriil 14-18 Fasaxa gu’ga (dugsi ma jiro) 

Maayo 26 Memorial Day (dugsi majiro)  

June 18 Maalinka dugsiyada ugu dambeysa (1-saac oo horay u siideyna ah). 

Juun 19 Juneteenth (shaqaaluhu waa fasax, dugsi ma jiro haddii weli la dhiganayo)  

You may also be interested in

Xogtii Ugu Dambeysey ee Maalinta Ugu Danbaysa Dugsiga ee Dugsiyada Qaarkood

Dhawr dugsi oo SPS ah ayaa u baahday maalmo dib u habeyn ah sanadkan sababtoo ah xiritaanka Janaayo 2022.
A student holds a sign that says welcome in Somali

Ka Diwaangeli hada SPS

lmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31? Markan waa waqtigii lagu qori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle.